Buugga: Ku Raaxayso Noloshaada
Buugga: Ku Raaxayso Noloshaada Qore: Abubakar Mohammed Sannadka: 2019 Bogagga: 134 Bog Qaybo: 6 Qaybood iyo 20 Mawduuc S/G:Amiina Mohammed “ Haddii aad tirisaan nimcada Alle, marna ma koobi kartaan, badnaan awgeed ” Surat Ibrahim-34 Ammaanta Akhristayaashu ka qoreen buugga Ku Raaxayso Noloshaada. “ Buuggan loogu magic daray ku raaxayso noloshaada wuxuu ka mid yahay buugaagta tirade yar eek u qoran afka soomaaliga ee uu akhriste kata ka faa’ideysan karo macluumaad muhiim ah n aka heli karo taasii siin karta naftiisa farxad iyo sida murugada looga saari lahaa, aniga Maryam ahaan, saacidihii yaraa ee aan akhrinaayey buuggan waxaan dareemay in aad iyo aad ugu raaxaysamaayo …” Dr. Mariam Qaasim BUUGGA Miyaad Faraxsantahay? Ma tahay noloshan aad ku nooshahay,nolosha aad dhab ahaan u rabtay in aad ku noolaato? Su’aalahan waa kuwo ka mid ibo-furayaasha uu qoraagu ku bilaabayo buuggiisa Ku Raaxayso Noloshaada. Intaa ka dib wuxuu ku leeyahay akhristayaashiisa Haddaba kaalay oo ila fuu